Skip to content
مراكز جامع القرآن الكريم والدراسات الاسلامية
Menu
Home
Business
Internet
Market
Stock
Downloads
Dvd
Games
Software
Office
Parent Category
Child Category 1
Sub Child Category 1
Sub Child Category 2
Sub Child Category 3
Child Category 2
Child Category 3
Child Category 4
Featured
Health
Childcare
Doctors
Uncategorized
Boga hore
cabaas
0 comments:
Post a Comment
Home
Search for:
dugsi quraan online
ABAUT US
Fadlan ilaali shuruudah
FAAHFAAHINTA HABKAN CASRIGA AH
––> Dunida oo dhan ayaa Machadkan laga dhigtaa, qaaradaha oo idil —> Halkii ardayba hal Macallin ayaa kaligii wax u dhigaaya buuq iyo Caruur cidhiida midna ma jirto. —> Kharash gaadiid iyo socdaal kaaga baxaana ma jiro ee qofkastaa si raaxo leh ayuu wax u baranayaa. —> Qoyskasta Macalin Khaasa oo isa soo diyaariyey ayaa Caruurta iyo waalidiinta meel wax ugu wada dhigaaya . —> Waa Macalimiin u tababaran sida Carruurta Dalalka aan Islamka ahayn ku nool Caqiidada iyo Tarbiyada dhaqanka Islaamka qalbigooda loo jeclaysiin lahaa oo lagu tarbiyaynlahaa, Jahligana looga cidhib tirilahaa. —> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay. —> Waa macalin soomaaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh. —> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa iyo Khibradiisa Macalinimo. —> Heerka qof kastaa joogo ayaa looga bilaabaya. —> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo. —> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro. —> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku hor fadhiya ayaa wax lagugu barayaa.
Fadlan ilaali shuruudah
Fadlan waa inaad ilaalisaan waqtiga xiisadaha Hadii ay hawli kula soo daristo ama ay wax kale kugu yimaadaan lasoo socodsii maamulka Waa in arday kastaa yar iyo weynba uusoo xafida casharadiisa Waa in waalidku uu ag joogaa ardayga inta casharada la dhigayo hadii aanu jirin wax cudurdaara..
DUGSIGA QURBA JOOGTA
dugsiga
Boga hore
Blog Archive
▼
2016
(1)
▼
July
(1)
ABAUT US
JAAMICULQURAAN. Powered by
Blogger
.
0 comments:
Post a Comment